Laftagareen oo cafis u fidiyey Maxaabiis ku xirneyd xabsiga Baydhabo (Sababta)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo saaray wareegto cafis loogu fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga Baydhabo. Maxaabiistan oo gaaraya 10 maxbuus ayaa u xirnaa dembiyo fudud iyo kuwo heerka dhexe ah, iyadoo wareegtada lagu xusay in talaabadan loo qaaday Munaasaabada Ciidul fitriga awgeed. Hoos ka Akhriso Wareegtada Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com